Immisa Kiis oo COVID-19 ah ee dalka laga helay 24kii saac ee la soo dhaafay?

Dowladda Somalia ay shaaca ka qaaday kiisas hor leh oo la diiwaan-geliyey 24-kii saac ee lasoo dhaafay Kiisaska cudurka Coronavirus. Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in 24-kii saac ee tegay dalka laga diiwaan-geliyey 57 kiis oo cusub, taasoo tirada guud ka dhigtay 2,146 kiis. Kiisaska cusub ayaa 18 ka mid ah laga xaqiijiyey Somaliland, halka gobolka … Continue reading Immisa Kiis oo COVID-19 ah ee dalka laga helay 24kii saac ee la soo dhaafay?